Dhaqtarkii ugu horeeyey Somalia oo Xaflad Maamuus ah loogu sameeyey Muqdisho (Sawirro)

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Dr. Cilmi Axmed Ducaale oo ah qofkii ugu horeeyey Soomaali ah oo dhaqtar noqda, kana qelin jebiya Jaamacad caalami ah, isagoo dhinaca kale xilal oo sare ka soo qabtay gudaha iyo dibeda. Munaasabadan oo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association) ayaa … Continue reading Dhaqtarkii ugu horeeyey Somalia oo Xaflad Maamuus ah loogu sameeyey Muqdisho (Sawirro)